Su’aalah isweydiintoodo soo noqnoqoto

Sidee baan u sameysan karaa akoonka Gobstore.com (Gobstore.com)?

Waa fudayd. Guji (log in/register’s button) si aad isu diiwaangaliso. Si degdeg ah ayaad u galaysaa akoonkaaga Google-ka ama face book-ga. Ama waxaad sameeyn kartaa akoon kale oo gobstore.com ah. Adiga oo gujinayaa liinka is diinwaangali (register link) . buuxi meelaha loo baahanyahay in la buuxiyo oo guji botonka isdiinwaan galitaan (register button) . ka dib waxaannu kuu soo diridoonnaa farriin email ah oo ku weydiinaysa in aad gujiso link-ka lagu siiyay, si aad u xaqiijiso in kaagii yahay cinwaanka email-ku. Intaas uun! Ee ha warwarin, macluumaadkaagu waaannu xafideeynaa sida uu sheegayo qodobkayaga habka asturnaanta xogta shakhsiga (our privacy policy).

Ma ka sameeysan karaa akoonno badan gobstore?

Haa waad sameeysan kartaa. Laakiin waa in aad isticmaashaa cinwaaanno kala duwan iyo mid walba lambar taleefoon oo gaar ah.

Akoon la’aan wax ma ka dalban karaa gobstore?

Arrintaasi immika ma jirto. Waxaad u baahandoontaa in aad akoon sameeysato si aad alaab u dalbato.

Sidee baan u bedelaa lambarkayga sirta ah (my password)?

Dul gee mooskaaga isdiiwaan gali (log in/register) , ka dib isdiinwaan gali (log in). ka dibna guji ilow lambarkaaga sirta ah (forgot your password). Daaqada ku xigta, gal cinwaanka emailkaaga ama lambarka moobeelkaaga iyo koodhka xaqiijinta (verication code) , ka dibna guji botonka ‘Reset Password’ . waxaannu kuu soo diridoonnaa farriin email oo ah bedel lambarkaaga sirta ah ( a link to reset your password).

SHOPPING CART

close